Prof Buubaa “Dhibaatooyinkii Somaliland soo Maray oo dhan mid xoog cidi ku xalisay Ma Jirin Wada Hadal …

Prof Ismaaciil Hurre Buubaa , ayaa si adag uga soo horjeestay xukunka Milateri ee ay Xukuumadddu ku soo rogtay magaalooyinka Ceerigaabo, Gar-adag iyo Ceel-af weyn , waxaanu sheegay in wax xal ah lagu gaadhi karrin xukunkaa Milateri, isla markaana uu sababayo inay dadku sii kacaan ,  isagoo sheegay in aan 29 sano ee ay Somaliland … Continue reading Prof Buubaa “Dhibaatooyinkii Somaliland soo Maray oo dhan mid xoog cidi ku xalisay Ma Jirin Wada Hadal …